Eratareyakit q Q‐Jw
State of Eritrea
|
||||||
---|---|---|---|---|---|---|
Heesta qaranka: Ertra, Ertra, Ertra Eritrea, Eritrea, Eritrea |
||||||
Halka ay dhaco Eratareya (dark blue) – Africa (light blue & dark grey) |
||||||
Magaalo madax Waa Magaalada ugu balaaran | Asmara | |||||
Luqadaha rasmiga ah | None[1] (see working languages) | |||||
Luqad loo aqoonsaday dalka |
|
|||||
Working languages |
|
|||||
Qaybaha qoomiyedaha (2012[5]) |
|
|||||
Dadka | Eritrean | |||||
Xukunka | Unitary one-party presidential republic | |||||
- | President | Isaias Afwerki | ||||
Sharci dejinta | National Assembly | |||||
Formation | ||||||
- | Dʿmt | c. 980 BC | ||||
- | Kingdom of Aksum | c. 100 AD | ||||
- | Medri Bahri | 1137 | ||||
- | Italian Eritrea | 1890 | ||||
- | Eritrean Federation | 15 September 1952 | ||||
- | De facto State of Eritrea | 24 May 1991 | ||||
- | De jure State of Eritrea | 24 May 1993 | ||||
Baaxad | ||||||
- | Guud ahaan | 117,600 km2 (99th) 45,405 sq mi |
||||
- | Biyo (%) | 0.14% | ||||
Tirada dadka | ||||||
- | Template:UN Population qiyaasta | Template:UN PopulationTemplate:UN Population (116th) | ||||
- | Mugga Dadka | 51.8/km2 (154th) 111.7/sq mi |
||||
Wax soo saar (PPP) | 2018 qiyaastii | |||||
- | Guud ahaan | $10.176 billion[6] | ||||
- | Qof qof | $1,466[6] | ||||
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) | 2018 estimate | |||||
- | Guud ahaan | $6.856 billion[6] | ||||
- | Calaa qof | $988[6] | ||||
Kobaca (2015) | 0.420[7] (low / 179th) | |||||
Lacagta | Nakfa (ERN ) |
|||||
Waqtiga | EAT (UTC+3) | |||||
- | Xagaa (DST) | not observed (UTC+3) | ||||
Wadista Baabuurta | right | |||||
Furaha telka | +291 | |||||
Furaha Internetka | .er |
Eretereya waa dal ku yaala Baxsinta Afrika derisna la'ah dawladaha Itoobiya, Jabuuti iyo Suudaan.
Erataria waa dal ku yaala bariga afrika gaar ahan badda cas ila Gacanka Cadmeed aagga loo yaqaan baabulmandab dalkaas waxaa horay uga tirsanaan jiray dawlada federaalka ee Itoobiya waxa uuna ka go'day sanadkii 1991, dalka Eratariya waxa hada waxaa ka taliya madaxweyne Isaias Afewerki.
Dalka eratiya wuxuu xuduud la wadaagaa Wadamada Jabuuti Dhinaca koonfurbari, Itoobiya dhinaca koonfureed suudaan iyo badda cas, dalka erataria waa dal sabool ah hadana intii kadanbaysay sanadihii 1991 ayuu soo gaaray horumar weyn oo lataaban karo.
Siyaasadda[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
Doorashaddii ugu horeysay oo ka dhacday Ereteriya sanadka markuu ahaa 1991kii, shacabka ereteriya waxeey doorteen xornimo 99.8%, ayada markaas dagaalo xun dhaxmaray itoobiya iyo ereteriya, oo halkaas ku dhinteen dad aad u badan. Siyaasadda Ereteriya waa mid ku dhisan hab nabadeed taasoo ah dad jecel midnimada soomaaliya waloow lagu eedeeyey in ay taageeri jirtay kooxihii ka horjeeday joogitaanka Itoobiya kadib markii ay qabsatay Soomaaliya 2006 waxaa la sheegay in ay joogeen ciidamo ereteriya udhashay oo gaaraya 2000 askari taasoo beenoowday markii dambe, si kastaba ha aheetee waxaa iska hor yimid siyaasaddii Itoobiya ee ahayd kala qaybinta Soomaaliya iyo tii ereteya taasoo kentay markii dambe in golaha amaanku uu cunaqabayn saaro dalkaan.
Link[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
- ↑ People and Languages » Embassy of The State of Eritrea. Eritrean-embassy.se. Retrieved on 5 June 2016.
- ↑ Ethnologue: Ethnologue Languages of the World – Eritrea – Status
- ↑ Cite error: Invalid
<ref>
tag; no text was provided for refs namedEthner
- ↑ 4.0 4.1 4.2 Shabait Administrator. "ERITREA AT A GLANCE". Eritrea Ministry of Information.
- ↑ CIA – Eritrea – Ethnic groups. Cia.gov. Retrieved 25 June 2012.
- ↑ 6.0 6.1 6.2 6.3 "Eritrea". International Monetary Fund. Retrieved 1 October 2014.
- ↑ "Human Development Report 2016 – "Human Development for Everyone"" (PDF). HDRO (Human Development Report Office) United Nations Development Programme. Retrieved 22 March 2017.
- Vergleich Strom Anbieter